Daryeel ayaan wax u caawinnaa

Ku soo dhowoow daryeelka Ipso-care,
Khad-caawineedka ammaanka ah ee
la-talinta maskaxeed ee bulshada

  • Waxa aan qabanno

    Marka aad soo gasho boggeenna waxaan cagta soo dhigtay aag ammaan ah oo ay ku diyaar yihiin la-taliyeyaal danqasho leh iyo xirfadyahanno ka kala yimid waddamo kala duwan. Way ku caawinayaan, waxayna kaa gacansiin doonaan xaaladaha adag ee nolosha si aad u hesho waddada kugu hageysa fayo-qabka shaqsi iyo tan bulshaba. Waa ujeedkeenna inaan dadka u sahalno inay xalliyaan dhibaatooyinkooda iyo qilaafaadka, si loo horumariyo oo loo sii wado xiriir shaqeynaya oo lagu aflaxo oo ay qoysaskooda, saaxiibbadooda iyo kuwa ay jecel-yihiin la yeeshaan, inay go'aansadaan waxa ay sameynayaan iyo inay awood u yeeshaan inay saameyn ku yeeshaan noloshooda iyadoo lagu dabbaqayo qiimaha shaqsi-ahaaneed.

    Ipso-care waxaa laga helaa muuqaal-ku-sheekeysi aad looga taxaddaray qarintiisa oo loo marayo bogga macmiilka.

    Ogow wax dheeri ah

  • Cidda aan nahay

    Ipso waa hay'ad bini'aadannimo oo sal-dhiggeedu yahay Jarmalka, waxay ka shaqeysaa saaxada daryeelka la-talin-maskaxeedka bulsho iyo wada-hadallada dhaqanka (www.ipsocontext.org and www.ipso-cc-afghanistan.org).

    La-taliyeyaasha Ipso ee la-talinta maskaxeed waa kuwo khirad u leh fahanka xaaladaha guud iyo kuwa gaarka ah ee dadka iyo dhibaatooyinka shaqsiga ah. Waxay macaamiisha ka caawiyaan inay la-tacaalaan dhibaatooyinkooda isla markaana ay maareeyaan caqabadaha ay nolosha ku wajahaan.

    Ogow wax dheeri ah

  • How-billow

    Ku soo dhowow, Welcome, Bienvenue, Willkommen, Salaam (to) Ipso-care

    Daryeel ayaan wax u caawinnaa. Albaabka wuu furan-yahay, fadlan soo gal

    Fadlan wax ka ogow saddexda heer ee uu ka kooban yahay hannaanka la-talinta....

    Ogow wax dheeri ah

Hadda is-diiwaangeli oo si bilaash ah ku isticmaal Ipso-care.



Guda-gal
qol ammaan ah