Cidda aan nahay

Ipso

Ipso waa hay'ad bini'aadannimo oo sal-dhiggeedu yahay Jarmalka, waxay ka shaqeysaa saaxada daryeelka la-talin-maskaxeedka bulsho iyo wada-hadallada dhaqanka.
ipsocontext.org

La-taliyeyaasha Ipso ee la-talinta maskaxeed waa kuwo khirad u leh fahanka xaaladaha guud iyo kuwa gaarka ah ee dadka iyo dhibaatooyinka shaqsiga ah. Waxay macaamiisha ka caawiyaan inay la-tacaalaan dhibaatooyinkooda isla markaana ay maareeyaan caqabadaha ay nolosha ku wajahaan.

Tayo-hubinta la-talinta waxaa mas'uul ka ah iyo tababareyaasha Ipso. Waxay wada-shaqeynayeen sanado badan oo ay si joogto ah u horumarinayeen habka la-talinta ee Ipso iyo sidoo kale adeegga tababarka iyo kormeerka la-taliyeyaasha Ipso.

Maamulka Farsamada

Maamulka farsamada waxaa ka ma'uul ah Sven Perbandt

Bah-wadaagteenna

German Foreign Office - Auswärtiges Amt der Bundesrepublik Deutschland (AA)